Caanaoore: “Waxaa naga go’an dardar-galinta kobcinta daqliga & horumarinta caasimadda”

Guddoomiye Ku-xigeenka gobolka Banaadir ee dhinaca Maamulka iyo Maaliyada C/qaadir Maxamed Maxamuud (Caanaboore) ayaa maanta kormeeray xarumaha Maamulka degmooyinka Xamar-weyne iyo Shangaani. Ujeedadka kormeerkan ayaa ahaa mid Guddoomiye Caanaboore uu ugu kuurgalayey habsami u socodka howlaha canshuur ururinta ee ka socda labadaas degmo isagoo warbixino ka dhegeystay saraakiisha laamaha canshuuraha ee goobahaas ku sugan. HOOS … Continue reading Caanaoore: “Waxaa naga go’an dardar-galinta kobcinta daqliga & horumarinta caasimadda”